Weerarkii niyukiliyarka Heroshima oo Si Culus loo Xusay (Warbixin)

Bulsha:Magaalada Heroshima ee dalka waxaa la xusayaa 70 sano guuradii ka soo wareegtay markii lagu soo riday hubkii ugu horrey ee niyukiliyar ah, kaas oo ay ku dhinteen 140,000 oo ruux.

Guud ahaan dadka kunool dalka Japan ayaa aamusay muddo hal daqiiqa ah si ay u xusaan weerarkaasi.
Ugu yaraan 140,000 oo ruux ayaa ku dhimatay weerarka Hiroshima

Magaaladaasi Hiroshima laf ahaanteeda ayaa abaare 8:15 daqiiqo xilliga dalkaas waxaa la gaaracay gambaleel, xilligaasi oo ku beegan markii 6-dii bishii Agoosto ee 1945-tii ay diyaarad dagaal oo uu Mareykanka leeyahay ay bam ku dhufutay gudaha magaaladaasi, kaasi oo gubay bartamaha magaalada.

Ugu yaaraan 70 kun oo qof ayaa durbadiiba ku dhimatay weerarkaasi, halka tira intaa la mid ah ay markii dambe u dhinteen shucaaca sunta ah ee ka dhashay bamkaasi.


Khudbad uu jeediyay, Ra’iisul Wasaaraha Japan, Shinzo Abe, ayaa waxa uu ku sheegay in magaaladaasi Hiroshima ay ka soo kabsatay dhibaatadii gaartay:







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment