Daawo Video;-Basaas Wariye SHeegta oo Lagu Karbaashay Buuhoodlle oo Caga Cadaan Lagu Baacsanayo (Muuqaal)

Bulsha:- Shacabka  Xalaasha ah ee Reer khaatumo kuna DHaqan Magaalada Buuhoodlle ee Xarunta Gobolka  Cayan ayaa Weerar  Geesinimo Leh Ku Qaaday Basaas Wariye is Mooda oo  oo Magaaladaas Buuhoodlle iyo Gabi ahan Deegaannada KHaatumo Laga Nacay kuna Caanbaxay in SHaraftiisa uu DHaafsado  Sandareerda Cadawga Reer KHaatumo Siyaan  Hanksiisuna aad u Liito Taariikhdan Baalka   Huguriga  u Galay oo aan Filayo in ay Kawrqabaan DHamaan Reer KHaatumo   Hanyaraha Lagu Magacaabo Cali Cimaan (Cali dhagjar), ayaa Meel Qol ah oo Xafiis ugu Magacaan Lagana Basaaso SHarafta Reer KHaatumo Loogana Sacabo Tumo Maamulka Cadawga Koobaad ku ah Reer Khaatumo ee Looga Arrimiyo Magaalada Garoowe ee  Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Cagta Mariyey Shacabka  Reer Buuhoodlle ee Ku Caan Baxay   Geesinimada,


Waxaana Lagaga saaray Kaba La aan, Waxaaadna Muuqaalkan  ku arki Doontaan  Basaaska oo  aan aqoon DHeeriya u Lahan   Anshaxa Saxaafada oo  Cararaya,

Wariyaasha reer Khaatumo ee u dagalma Gubanimada Deegaankooda   oo booqday Goobtaas ayaa faahfaahin ka bixiyay sida wax u dhecenn iyo sababta keentay  weerarka lagu qaaday  Nuuni Rac cali.” oo Muuqaalkana Ka Soo Diyaariyey,


Waxaan  ku soo kufinayaa   SHacabka Reer KHaatumo ee Wanaag u durbaan Tumo Horgaladana Kabohooda Gubay SHalay Waa in aad ogaataan Basaaska  iyo Horgalka Waa Qof Iyo Nigiskii   Taas ogaada,  oo Basaasaka Cali DHagjar oo  Dadk Reer KHaatumo inta Xalaasha ah ay ogyihiin    Damiir Xumda Ku duugaan oo Dalka iyo Deebada aad  Looga Nacay Waa in aad Karbaashtaan oo Garoowe iyo Buuhoodllee aad Kala Bartaan, aadna waad ugu Mahasantihiin in  fulayga aad Kaba Labaaan Kaga saartaan Qolka aad Jikada Moodo ee  Laga Maleego Farxad Cadawga Reer Khaatumo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment