Daawo Sawirada:- Uhuro Kenyatta oo warqadaha Safiirnimo ka gudoomay Danjiraha Soomaaliya

Bulsha:-  Safiirka cusub dowladda somalia u fadhiyi doona dalka kenya Gamal M hassan oo saakay guddoonsiiyey warqadihiisa safiirnimo madaxwayne uhuru Kenyatta-ha dalka Kenya, Gamal oo aan wax qibrad ah u lahayn arrimaha diplomaasiyadda ayaa wuxuu bedeli doonaa safiir Amb Mohamed Ali Americo oo aha diplomaasi rug haddaa ah , haddana u hanqal taagaya jagada ugu sarraysa ee dalka somalia.

Halkaan ka daawo Sawirada:






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment