Bulsha:- prof.Samatar ayaa Si adag oga hadlay siyaasada soomaaliland isaga oo sheegay 25 sano in ay soomaaliland dib uun u socatay ana laga fikirin say soomaaliland kusocon lahayd ilaa iyo maantana ma hayno qorsho cusub oo aan aduunka ka gadno Dadkiina way xidhan yihiin xero wayn bay kujiraan albaabadiina way qufulan yihiin Marka Danbana iyaga baa murara dilaacahaya waxana imaanaysa marka danbe in uu rux kasta meel ka baxo.
waxaa uu sii wayn ogu dhaliilay Dadka melaha lagayn hayo ee ay leyihiin wakiil soomaaliland ah in lagu keenay qabyalad iyo seedi seedi iyo kana ina adeerkay ah oo aan lagu keenin aqoon iyo kana wax yaqaana.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment