DAAWO: Galmudug oo digniin xoogan u dirtay Puntland, maxaa jira ?

Bulsha:- Ciidamada Maamul goboleedka Galmudug State ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabatay lacago been abuur ah oo kasoo gashay dhanka Puntland.

Lacagtan oo la gubay ayaa la sheegay inay Puntland ugu talagashay inay ku qal-qal geliso amaanka deegaanada Galmudug State, sidaas waxaa sheegay duqa Magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali.

Halkaan Hoos ka Daawo


Duqa Gaalkacyo ayaa sheegay inaysan udul qaadan doonin gardarada Puntland, isagoo tilmaamay inay dhankooda talaabo adag qaadi doonaan.

Hadalka Duqa Gaalkacyo ayaa kusoo aadaya xili khilaaf dhanka xaduudaha ah uu ka dhaxeeyo Galmudug State iyo Puntland.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment