Bulsha:- Dadka ka shaqeeya garoomada ama Madaarka Diyaaradaha waa weyn ayaa inta badan waxeey la kulmaan shilal adag oo qaarkood ugu dambeeyntii sababa murugo iyo xanuun.
Mid ka mid ah raga ka shaqeeya garoomada Diyaaradaha ayaa hal daqiiqo gudaheed waxaa lagu waayay hilibka jirkiisa iyo lafihiisa ka dib markii ay daftay ama jiidatay Marwaxada mid ka mid ah Diyaaradaha waa weyn ee Rakaabka .
hoose ka daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment