Daawo:- Ciidamadii Qaramada Miboobay oo Maanta Laga Daadgureeyey Xalane+Wararkii ugu danbeeyey ee Magaalada Muqdisho…..

Bulsha:Ergiga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Mr Nichalos Kay ,ayaa manta khudbada u jeediyey,Ciidamada Ilaalada Xafiiska Qaramada Midoobay Soomaaliya,kuwaas ooo inta badan ilaalo ka ahaa xafiisyada Qaramada Midoobay ay Magaalada Muqdisho ku leedahay.



Wakiilka Qaramada Midoobay Soomaaliya ayaa Ciidamada ladardaarmay wax uuna Sheegay in Magaalada Muqdisho ay imaan doonaan ciidamo badali doono kuwan,laguna wado in qorshaha badalka Ciidamada uu qaadan doono wakhti kooban,wuxuuna Mr Kay u hanbalyeeyey Saraakiisha Ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay Soomaaliya.



Ciidamada Maanta qaadanaya Fasaxa ayaa lagu sheegay tiradooda 250 askari,waxayna shaqada Muqdisho ka bilaabeen Sanadkii 2014 ka.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment