DAAWO: Barnaamijka Qubanaha iyo Isbuucan (VIDEO)

Bulsha:- Barnaamijka Qubanaha Isbuucan ayaa ka hadlayo mawluucyo ay kamid yihiin, Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ka kala yimid Goobo kala duwan oo hadda ku Sugan dalka Maraykanka kana Faa’iidaysanaya Barnaamij Madaxwayne Obama uu Dhalinyarada Africa ugu deeqay.

iyo Warbixin ku saabsan dhaqaalaha Soomaaliya, Ciyaar Xiiso badan oo ka dhacday dalka Canada, Daraasad Lagu shaaciyey In Bas-baaska Laga helo Cimri dherer iyo Qodobo kale oo badan.



Hoose ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment