VIDEO:- Sirdoonka Ingariiska oo Samantha Lewthwaite ka Raadinaya Gudaha Dalka Soomaaliya

Bulsha:-  Ciidamada Sirdoonka ee dalka ingariiska ayaa la sheegay inay Samantha Lewthwaite ka baadi goobayaan goboladda ay uruka Al Shabaab ka arimiyaan ee dalka Soomaaliya.

Haweeneydan ayaa waxaa lagu eedaynayaa inay ka qayb qaadatay weeraro badan oo ka dhacay dalka Kenya, ku waas oo lagu laayay dadban oo aan waxba galabsan.

Samantha ayaa waxaa qabi jiray wii madaw ah oo isku dhex qarxiyay Bus gudihiis ee Magaalada London sanadkii 2005-tii, kadibna booliska ayaa bilaabay inuu waraysto kuna tuhmay inay ku lug lahayd qaraxaas.

Haweenaydan iyo rag kale oo kamid ahaa groobkeeda ayaa u cararaan dalka Kanya, waxayna markii danbe uga gudbeen dalka Soomaaliya halkaasoo ay kaga biireen Ururka Al Shabaab.

Hoos ka Daawo





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment