Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Kulan la qaatay Gudiga Amniga Qaranka (SAWIRRO)

Bulsha:- Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta shir gudoomiyay fadhi ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga Qaranka kaasoo lagu qabtey xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.

Madaxweynaha oo shirka hadal ka jeediyay ayaa kula dardaarmey madaxda laamaha amniga inay dardar-geliyaan hawlaha sugidda amniga iyo xasilinta dalka.


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in amniga uu yahay tiirka koowaad ee dowladda ay ku dhisan tahay, loona baahan yahay in guulaha laga gaarey la xajiyo, lana wajaho qaabkii dalka oo dhan amni buuxa looga hirgalin lahaa.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment