Bulsha:- Ciidamada Boooliska ee Dalka Ugabda ayaa maaanta xabsiga u taxaabay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi mr: Amama Mbabazi, amarkii lagu xiray Ra’iisul wasaaraha ayaa la sheegy inuu ka yimid madaxweynaha dalkaasi ee Yoweri Museveni.
Sarkaal u hadlay Ciidamada Booliska dalka Uganda ayaa xaqiijiyay inay xireen Ra’iisul Wasaarihii hore, waxaana sababta xarigiisa lagu sheegay inay tahay in horay looga digay inuu sameeyo banaanbax uu ku muujinaayo inuu isku soo taagay qabashada hogaanka dalkaasi.
Mr Mbabazi ayaa horey waxaa looga digay inuu qabto isu soo baxyo oo ku muujinaayo rabitaankiisa inuu qabto xilka madaxweynanimada dalka Ugandha.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment