Bulsha:- Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu leeyahay Xeebta ugu dheer ee qaaradda Africa, baaxadda dhul badeedka Soomaaliya ayaa gaaraysa 3,025 km halkaasoo uu ka buuxo qayraad kala duwan.
Soomaaliya ayaa waxa ay leedahay noocyada kaluunka ugu macaan ee dunida, kuwaas oo kala ah: Tuna-ah, Merlin-ka, yumbiga iyo Aarigoosatada.
Daawo Barnaamijka gaaban ee uu Wariya Qoslaaye ka diyaariyay arintani.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment