Bulsha:- Madaxweynaha somaliland Oo waayadan aan ka dhamaan dhulka lagu muransan yahay ee Sool iyo Sanaag ayaa booqasho ugu tagay ciidan xoog badan Oo ugu xareysan deegaan ka mid ah Goboladaasi.
Kooxo awoood leh Oo ka mid ah ciidamada iyo gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa kusoo bandhigeen dhoolatus ay ku muujinayeen inay u diyaarsan yihiin difaaca iyo ka hortaga cid kasta oo lid ku ah danaha Somaliland.
Siilaanyo oo qosol is celin waysan ayaa sheegay in aanu marnaba filaneen isbadalka xooga badan ee bulshada reer Sool xili maamuladii halkaasi ka jiray ay sii bateen oo dhawaan koox Puntland ah soo buuxisay Sool.
HALKAN KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment