Daawo :- Fanaan Hees ku difaacay dhalinyarada Muqdisho

Bulsha:- Waxaa  Goor  Dhaw  Soo Gaaray  Xarunta ceeldher Hees  Cusub oo  Wadani ah  isla  Markaana  Ka  Tarjumaysa  Mar Xalada  Dalkeena  uu  Marayo.

Heestaan  oo  Loogu Magac daray ”’Dhalinyaro’  Waxay  maskaxdiisa  Ka  Soo Maaxatay Abwaan Xamza Abdala  Maxamuud    Laxankana  Waxaa  raaciyay  Maxamed  Abduqaadir Tanzaaniya  Waana  Codkii Macanaa  Al-fanaan  Maxamed Deko

HALKAAN  KA D AAWO 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment