Bulsha:- Waayadan danbe ayaa waxaa fanka soomaalida uu gaadhay halkiii ugu xumaa, kadib markii ay kusoo xoogaysteen dhaqamo aan wanaagsanayn kuwaasi oo ay hormuud ka yihiin Fanaaniinta Cusub.
Dhowaan ayaa waxaa soo baxday hees uu soo qaaday Fanaan Soomaaliyeed taasi oo maryaha u dhigtay.
Sidoo kalana waxaa maanta Fanaanka Qoomaal yare uu soo qaaday hees taasi la mid ah sidoo kalana ay la matalayso Gabadh soomaaliyeed, Waxaana dadka Falanqeeya Arimaha fanku ay sheegeen inuu Heestaan dhowaan Jiingada kala degi doono CABDI GOOD oo siwayn u falanqeeya Arimaha fanka iyo Dhaqan xumada soo xoogaystay waayadan danbe.
HALKAAN KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment