Bulsha:- Faysal Waraabe oo ka mid ah horjoogayaasha ku haysta talada maamulka Hargaysa ayaa ka dhawaajiyey inay gacmo madow ka taagan yihiin arimihii debeda, iyo riyadii goonigoosadka. Wuxuuna sheegay inay fashilmeen dhinacaskataba ay ka fara madhan yihiin”Siyaasadii debeda waxaa nagaga adkaaday Ali Khaliif Galaydh”’ iyo maamulka Khaatumo State.
Wuxuu sheegay in Cali Khaliif oo kaligii ah uu wadankasta tegay kana dhaadhiciyey in dhiigu daadan doono hadii S/Land la soo hadal qaado wax la dhaho, wuxuuna sheegay in dad la shaqayn jirey oo dalal badan uu magacaabay kala joogey ay dhamaan ka carareen.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment