Maxamed Xaashi Carabeey oo ku guulaystay xilka madaxweyne ku xigeenka Galmudug

Bulsha:-  Waxaa markii uu soo dhamaaday doorashadii xilka madaxweynaha Maamulka Galmudug, ee uu ku guulaystay mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa loogudbay u tartamayaasha Xilka Madaxweyne ku xigeenka.... 


Xilka Madaxweyneweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa waxaa wareegga Sadaxaad  isugu soo haray labo  musharax oo kala ahaa: Maxamed Xaashi Cadi (Carabeey) iyo Bashiir Diiriye Shariif.

badan mas'uul ayaa waxa ay kala heleen dhibcooyinka hoos ku qoran.

Bashiir Diiriye Shariif wuxuu helay 36 Cod

Mudane Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) wuxuu helay 40

Sidaasi darteedna waxaa tartanka M.weyne ku xigeenka maanta ku guuleystay Mudane Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) .








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment