HAMBALYO:- C/Kariin Xuseen Guuleed oo Ku Guulaystay Xilka Madaxweye ee Gobolada Dhexe

Bulsha:- Waxaa soo dhamaatay Codeynta Xildhibaanada ee Wareegii sadexaad,

C/kariin xuseen Guuleed oo la tartamayay Musharaxiinta kala ahaa:

Musharax Axmed C/salaan Xaaji Aadan

Musharax Xasan Maxamed Cilmi Afrax

Musharax Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Musharax Xasan Maxamed Nuur Qalaad

Ugudanbeytii waxaa u suuro gashay C/kariin xuseen inuu ku guulaysto musharixiintii la tartamayay.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment