Bulsha:- Markab wada gaadiid dagaal iyo hub ay dawladda Emirateka carabtu ku deeqday ayaa maanta ku soo xidhay dekedda magaaladda Berbera.
Gaadiidka ayaa iskugu jira beebeeyo. Gaadiidka tiknikaddu isticmaasho. Taangiyo iyo qoryaha lidka fog.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
Blogger Comment
Facebook Comment