Bulsha:- Cabdulaahi cali maxamad kadiye baarleex madaxweynihii maamulkii lakala Diray Ee ximan iyo xeeb ayaa maanta ka hor ilmeey madaxda qaranka iyo madaxda beesha caalamka,
kadib markii intii uu qudbada heystay halkaas laga heesta calanka iyo astaanta qaranka somaliyeed madaxweynene baarleex ayaa kasoo shekeyay wax qabadkii ximan iyo xeeb intii madaxweynaha ka ahaa iyo kaalintii ey ka qaateen dhisida maamulka galmudug
madaxweynaha maamulkii hore ee ximan iyo xeeb ayaa qudbad dheer ka jeediaya munaasabad caleema saarka madaxweynaha maamulka galmudug

madaxweyne baarleex ayaa amaan usoo jeediyay shacabka iyo madaxdii ximan iyo xeeb ee la sheqeeyay intii u mdaxweynaha ka ahaa maamulka ximan iyo xeeb
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment