Bulsha:- M/weynaha Mareeykanka Brack Obama, ayaa lagu wadaa in saacadaha fooda nagu soo haya uu soo caga dhigto magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
M/weyne Obama ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee uu Kenya u imaan doono waxaa kamid ah arrimo la xiriira la dagaalanka argagixisada. Booqashadiisu, waxay noqon doontaa tii ugu horaysay ee uu Kenya ku yimaado isaga oo madaxwayne ah wuxuuna tagi doonaa dalka Itoobiya.
Obama ayaa sidii looga bartay markaan soo wadan dooni Xaaskiisa iyo Labadiisa Gabdhood.
Hadaba waxaan jecleeysanay inaan halkaan idinkugu soo gudbino Sawiro ka tarjumaya nolosha qosykiisa intuusan noqon M/weynaha Mareeykanka iyo markuu noqday.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment