Dowladda Yemen oo Sheegtay inay Magaalada Cadan ka Saartay Jabhadda Xutiyiinya (VIDEO)


Bulsha:- Waxaa afartii bilood ee u danbeysay magaalada Cadan ku dagaalamayay Ciidamada taabacsan dowladda saxda ah ee xukunka laga tuuraay iyo Jabhadda Xutiyiinta ah ee kaalmada militery ka hela Dalka Iiraan.

Jabhadda Xutiyiinta ayaa shalay sbax bilaabay inay magaalada Cadan dib uga gurtaan kadib markii culays xoogan uu ka soo foodsaaray  dhanka weerarada Xagga Cirka ah oo ay ku hayaan Ciidamada Xulufada ah ee caawinaya Dowladda Daciifka ah ee Dalka Yemen.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment