Daawo Video :-Madaxweynihii Masar Mursi oo Xabsiga Kasoo dhax diray Fariintaan Murugada leh

Bulsha:- Madaxweynahii hore ee Dalka Masar Mohamed Mursi oo hada ku Xiray Xabsiga Weyn ee Masar ayaa Taageerayaashiisa usoo diray Fariin Murugo badan oo ku aadan Dal-dalaada lagu Sameyn rabo dhawaan


Mursi ayaa Fariintaa ku yiri Cadowga waan ka guuleysan doonaa Aniga hadii la idilo adika ayaa idinka sugayaa taageero sidoo kal Mursi ayaa hadlkaan Qiirada leh u diray Shacabka dalka Masar








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment