Danjirahii Dowladda Soomaaliya u Fadhiyay Dalka Turkiga oo Xaflad Sagootin ah loo Suubiyay

Bulsha:- Waxaa xalay Xafladan Sagootinta ah loo sameeyey Danjiraha Dalka Soomaaliya u fadhiya Turkıga Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Xafladan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Safiirada dalka Turkiga u fadhiya wadamada Jaamacadda Carabta qaar sida: Marocco,Turkiga, iyo Jordan.

Xafladan oo si heersare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa lagu qabtay Hotelka Hilton ee Magaalada Ankaraka, waxaana hadal kii u horeeyay goobta ka jeediyay Ambassador Lotfi oo ah danjiraha u fadhiya Wadanka Morocco iyo Danjire Maxamed AL-Faatıhı oo ah wakiilka Jaamacada Carabta u fadhiya wadanka Turkey.


 Diblamaasiinta ka hadley  xaflada ayaa waxaa ay si isku mid ah u amaaneen Danjıre Maxamed Mursal Sheekh in uu aad u wanaagsanaa xırıırka kala dhexeeyo safıırada Wadamada Jamacdda carabta u fadhiya wadankaTurkiga.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment