Bulsha:- Waxaan Halkaan idin kugu Soo gudbineynaa Wareysi lala Yeshay C/raxman Baadiyo oo ah Siyaasi kal hore isku Sharaxay xilka Madaxtinimada Somaliya ayaa si kulul u dhaliilay go’aankii Baarlamaanka Somaliya oo ahaa in Somaliya 2016 Aysan ka dhicin karin Doorasho Xor ah.
Hadaba arintaa ayaa waxaa si kulul uga hadlay Baadiyow oo sheegay inaan la aqbali karin Go’aanka Baarlamaanka Somaliya
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment