Daawo VIDEO: Dab Qabsaday Guri Ku Yaalla Magaalada Bosaaso Oo Ay Ku Nafwaayeen Afar Ruux Oo Isku Qoys Ahaa

Bulsha:-  Dab qabsaday mid ka mid ah Aqalada Kaam ku yaalla Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku dhintay Afar Qof oo isku qoys ah.

Qoyska Saddex ka mid ah Qoyska ayaa kala ahaa Hooyada, seygeeda iyo Wiil ay dhaleen, halka Qof uu la dhashay Hooyada Reerka.

Lama oga ilaa hadda waxa rasmiga ah ee uu ka dhashay Dabka. Hay’adaha ammaanka oo tagay halkaasi ayaa sheegay in ay wadaan baaris dheeri ah.


hoose ka daawo




_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment