DAAWO Goobihii uu Weerarku Ka Dhacay oo Saakay la Nadiifiyay (VIDEO)

Bulsha:-  Goobihii  xalay uu weerarka ka dhacay ayaa saakay waxaa nadaafinayay shaqaalaha Dowladda Hoose ee Muqdisho.

Qaraxyadan ayaa waxa ay sababeen qasaare fara badan oo dhimasho iyo dhaawacba isugu jiro.

Mid kamid ah Madaxda Dowladda hoose oo ku sugnaa goobta nadaafadda ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay waxa ay goobta ku arkeen, sheegayna in burbur  wayn uu goobta ka muuqday .  Hadaba halkan hoose ka daawo wabixinta.





hoos ka Daawo


_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment