Bulsha:- Waxaa galabta Magaalada Muqdisho gil gilay Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa kaa soo lagu qarxiyay banaanka hore ee Hoteelka Jazeera Hotel oo ku yaala Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir. Gaariga qaraxa lagu fuliyay waxaa la sheegay inuu ahaa nooca iska rogaha ay Somalidu u taqaano.
Qaraxaan oo ahaa mid si weyn looga maqlay qaybaha kala duwan ee Magaalada Muqdisho, ayaa dhaliyay uuro xoogan oo isu shareertay cirka, waxaana uuradaasi laga arkayaa Degmooyinka ka baxsan Degmadaasi Wadajir.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment