Daawo:- Danjiraha Kenya u fadhiya Muqdisho oo kamid ahaa dadkii ka bad-baaday qaraxii Jaziira Hotel

Bulsha:- Danjiraha Kenya u fadhiya magaalada Muqdisho Ambassador Lucas Tumbo, ayaa kamid ahaa dadkii ka bad-baaday qaraxii xooganaa ee shalay lala beegsaday Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho.

Ambassador Lucas Tumbo, oo kamid ahaa Diblomaasiyiinta dagan Hotelka, ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Daily Naition ee kasoo baxa Kenya, ayaa wuxuu sheegay inuu ku sugnaa Hotelka xiliga uu qaraxa dhacayay.

Danjiraha ayaa Barta uu ku leeyahay Twitter-ka soo galiyay Sawiro ka tarjumaya bur burka gaaray Qolkii uu Hotelka ka deganaa.

Halkaan ka daawo Sawirada:








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment