Bulsha:- Dadka Yemeniyiinta ah ee dagaalka sokeeye ka dul qarxay, ayaa bilaabay inay isaga cararaan Magaalooyinkoodii iyo guryahoodii.
Qaxootiga Yemeniyiinta ah ayaa u wada qaxay wadamada ay deriska la yihiin, sida Sacuudi-Arabia, Jabuuti iyo Soomaaliya, qaar dadkani ka mid ah ayaa waxa ay soo gaareen magaalada Muqdisho.
Iyadoo Soomaaliya ay tahay wadan aan weli ka soo kabsan burburkii iyo Colaadihii ayaa hadana qaxootigani waxa ay sheegeen inay aad ugu faraxsan yihii joogitaankooda Magaalada Muqdisho, ayna wadankooda ku noqondoonaan marka uu dagaalka qaboobo.
_______________________Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment