DAAWO: Faallo laga diyaariyay Shirkii Garoowe

Bulsha:- Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Faallo Xiiso badan oo laga Diyaariyey Shirkii Garoowe ku dhexmaday Dawalada Soomaaliya, Puntland iyo Jubaland oo lagu soo Qaatay Barnaamijka Dareenka Shacabka.

Faalladan ayaa waxaa Lagu soo bandhigay Muuqaalo kala duwan oo la xidhiidha Jubaland iyo Puntland xiisada kala dhexaysa Dawlada Soomaaliya, Is garabsiga iyo Saamaynta maamulka Gobolada dhexe, Waxaa sidoo kale Diirada Lagu saaray sida aan Looga hadlin Qodobadii la doonayey in lagu Jeex-jeexo Shirkii Garoowe.

Hoos ka daawo









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment