Bulsha:- Baaskiiliistaha reer Italy Ivan Boss ayaa ka warhelay in uu qabo cudurka dilaaga ah ee Kansarka xilli uu ku jiray tartanka Tour de France ee ka socda magaalada Pau. Waxaa uu isaga baxay tartanka oo uu aaday dalkiisa.
KA DAAWO HOYGA FILIMADA SOMALI
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
Blogger Comment
Facebook Comment