WAR CULUS Xasan shiiq oo ka farxiyay soomaaliland iyo ogaadeen

Bulsha:-   Madaxweynaha Soomaaliya Proff: Xasan Sheikh Maxamuud, oo qudbad ka jeediyay Munaasabadda 26-June oo ku beegan markii ugu horeysay oo

dhulkeena hooyo laga taagay Calan inoo gaar ah oo aan inagu leenahay 55-Sano ka hor Sanadkii 1960-kii. Xurnimada Soomaaliya, ayuu sheegay inay

dhexda u xirteen dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaas oo ku dhiiraday inay gumaystayashii dalka xooga ku heystay ay u babax dhigaan ugu dambeyna ay

ka guuleesteen, waxaana uu tilmaamay in maanta loo baahay fikirka dhalinyarada uu sidaasi oo kale u hagaagsanaado kana fakaraan aayaha

dhulkooda hooyo. Shacabka Soomaliyeed ayuu ka dalbaday inay u duceeyaan dhamaanba dadkii kasoo sheegayay keenitaanka Xurnimda Soomaaliya,

isagoo sheegay in umadda Soomaaliyeed uu dib u dhigay qabiil, waxaana uu sheeciyay in loo baahanyahay in xilligan loo gudbo qaran. Sidoo kale

Madaxweyne Xasan Sheikh, wuxuu soo hadal qaaday wada hadalka ay dowladiisu ay la leedahay maamulka Soomaaliland, isagooo sheegay inay ku

daweynayaan wax waliba oo ay ku qancayaan sida uu tilmaamay.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment