Daawo:- Darawalada Taxi-ka France oo ka careysaan Uber taxi oo dhigay mudaharaad weyn.

Bulsha:- Tagasileeyda France oo si aad iyo aad ah uga  careysaan Uber taxi ayaa dhigay mudaharaad weyn oo lagu gubaayo tagasida Uber taxi.

Tagasileeyda France aya xiraay wadooyinka waa weyn kuwaas oo ka baraya dhamaan tagasidha Ubertaxi kuna gubaayo isla goobta.

Qaar ka mid ah dadka rakaabka ayaa aad uga careysna dhibatada soo gaartay ayagoo gaar kood aay u lugeeynayaan Garoonka diyaradaha la raaco kolkii dhamaanba la xiiraay wadooyinkii adaayey.

Waxaa lagu dhax arkayey gawarida qaarkood Rakaab waato burar aay isku difacaan hadii la soo weeraro taxi gooda.

Shirkadaan cusub aya dhibaato xoogleh ku haayso taxi yada caadi diga ah dhamaan qarada yurub iyadoo lacaag aad u jabaan ku qaado rakaabka isla markana qufka wada taxi yadooda aawsan la heeyn wax xaquuq ah lana ceeyrin kaaro markii la doono adigo soo iibsaday Gaari qaali ah.

Iyadoo sidaas aay tahay ayey shirkadaan soo sartay Uberpop kaas oo qufkasto oo leh Gaari qaadi kaaro rakaab qeymo shanjibaar ka yer inta lagu qaado qufka caadiga ah sharudana tahay in aad leedahay Gaari nocoow raabo ha noqdee. 

Halkaan hoose ka daawo sawirada maanta waxii ka dhcaay France .











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment