Bulsha:- War hadda ina soo gaaray ayaa xaqiijinaya in Niman la sheegay inay ka tirsanyihiin Ururka ISIS (DAACISH) ay weerar ku qaadeen warshad ku taal meel u dhow Magaalaga Grenoble ee dalka Faransiiska.
Nimankan ayaa la sheegay inay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ay ku qarxiyeen banaanka warshadda ka dibna markii ay gudaha u galeen ay nin Qoorta kaga Jareen warshadda gudaheeda, waxaana goobta warshadda soo buux dhaafiyay askarta Booliska Dalka Faransiiska.
wixii Video ah ee soo kordha halkan ka daawo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment