VIDEO:- Fadeexo horleh oo ku habsatay booliska Mareykanka iyo nin waalan oo ay garaaceen

Bulsha:- Booliska gobolka California ayaa qaraacay nin waalan oo madaxa looga jiro kaas oo lagu magacaabo Jose Velasco. Filmkan ayaa qeyb ka ah tacadiyo badan oo ay gesteen booliska Mareykanka.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment