Toban Arimood Oo Xaqiiqo Jirto Ah, Balse Kaa Yaabin Doono ‘Wax Badan Cajiib Ah Maantaba Ogoow

Bulsha:- Aduunyada aaynu ku nool nahay waxaa jiro waxyaabo badan oo xaqiiqo jiro ah balse aan anaguna la yaabeyno.

Bahda bulsha.com ayaa kuusoo gudbineyso toban xaqiiqood oo kaa yaabin doono

1. Waqtiga ugu badan ee ay digaagadu duuli kartaa waa 13 ilbiriqsi.

2. Gobolka Ohio ee wadanka Maraykan-ka jiirka ma dili kartid adiga oon haysan liisanka ugaadhsiga jiirka (License).

3. Marka aad hindhisto dhamaan xubnaha jidhkaagu way istaagayaan, xataa wadnahaaga.

4. Coca Cola bilawgiisii hore midabkiisu wuxuu ahaa Akhtar.
5. Marnaba ma leefi kartid suxulkaaga (Elbow).

6. Canada waa kalmad hindiya asal ahaan oo macnaheegu yahay tuuladii waynayd.

7. In kabadan 200 oo milyan oo qof ayaa $1 wax kayar kunool maalintii

8. Sadex meeloodow meel afduubka logula kaco dadka waxaa uu ka dhacaa wadanka Columbia.

9. Daanyeerka ayaa sannad kaste waxa uu laayaa in kabadan inta ku dhimataa shilalka diyaaradaha.

10. Qofka caafimaadka qaba waxa uu wadnihiisu garaac sameeyaa in kabadan 1000 jeer maalin kaste.

Midee Ku Cajabisay? dhankaase hoose ku xus







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment