Seeraar: “Go’aanka Baarlamaanka Xamar wax anaga na quseeya maahan”

Bulsha:- Magaalada Kismaayo waxaa kulan ku qaatay wafdi uu hogaaminayo Rai’sal wasaaraha Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo Masuuliyiinta Jubaland.

Wadahadaladan waxay ku soo aadayaan iyadoo uu jiro Khilaaf dhexmaray labada dhinac oo ka dhashay Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo sharcidarro ku tilmaamay baarlamaanka Jubaland ee dhawaan la soo xulay.

seearaarWaxay isku afgarteen in xaaladaasi loo saaro gudi labada dhinac ah.

Cabdinaasir Seeraar Maax oo ah afhayeenka Maamulka Jubaland ayaa wareysi uu siiyay BBC-da waxa uu sheegay in go’aanki Isbuucii hore Baarlamanka DF uu ku laalay jiritaanka Baarlamanka maamulka Jubbaland uusan ahayn mid iyaga quseeya ama saameyn ku yeelan kara:








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment