500 Oo Dhalinyaro African ah oo la keenay Maraykanka.

Bulsha:- 500 oo dhalinyaro ah oo laga kala keeney dalalka qaradda Africa ayaa dhawaan soo gaadhay dalkan Mareykanka.

Dhalinyaradan ayaa loogu yeedhaa  hogaamiyayaasha dhalinta  Africa.

4 ka mida dhalintaasina waa Soomaali .

Khadiija Ciise Faracade oo ka mida ddhalinyaradaasi  ayaa Falastiin Axmed Iimaan uga warantay qorshaha ay ku yimaadeen Maraykanka.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment