Sawir: Ergada Cadaado oo isku raacay Calanka maamulka G.dhexe

Bulsha:-  Ergada shirka Magaalada Cadaado ayaa xalay waxa ay ansixiyeen Calanka uu yeelanayo Maamulka la doonayo in loo dhiso Gobolada Dhaxe ee Dalka Soomaaliya.

Calanka uu yeelanayo Maamulka Gobolada Dhaxe ayaa ah mid aad u qurux badan oo laga soo fekeray in badaan, waxaana Calankan cusub uu noqon doonaa midka astaanta u ah maamulka loo dhisayo Gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Arag Calanka Maamulka G/dhexe:







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment