Kala baro Waxyaabaha sare u qaada Farxada xaaskaaga iyo waxyaabaha niyad jabiya (Akhriso)

Bulsha:- Haweenku waxaa la sheegaa in ay jecelyiheen Amaanta gaar Ahaan in ay amaanaan Ragga iyaga qaba waaba haddii la qabee .

Haween Badan oo hadda ah kuwo xaasas Ah ayaa ii sheegay in ay si aad ah u jecelyiheen in raga qaba ay jecelyiheen in ay amaanaan.

Mararka ay si aad ah u u soo labistaan Ayeey ii abaareen in ay jecelyiheen Haweenku in ragoodu ay dhahaa  “ Waat Qurux Badantahay  Macaanto”.

Amaanta ayaa ah waxybaaha ay dumurku aadka u jecelyiheen oo waliba culimada dhanka Nafsiga ah ayaa waxa ay ii sheegeen in haweenku amaanta ay galiso fir fircooni dheeraad ah .

Erayada ay haweenku jecelyiheen in ay dhahaan raga qaba ayaa waxaa kamid ah “ Mcnto Cuntada aad karisay Waa ay macaantahay Ma cunin Waligeey Mid ka Macaan,

Ma sh allah Macaanto manta aad ayaat u qurux badantahay , labiska waat ku nuureeysaa , Mcnto dabeecadaada Waa ay i cajibisay Ee Allaha ii kaa daayo Xubi, .

Haweenku waxaa sidoo kale ay jecelyihiin in aad geeyso Meelaha ku fiican in lagu damaashaado oo lagu Dalxiiso, Sida Xeebaha Meelaha Dooga leh markii uu Roobku da’ayo Ama Meelaha miiga Ah ,

Taasi oo la sheego in ay Maanka haweentu ay galiso Farxad iyo jaceyl Dheeraad ah oo Ay adiga kuu qaado.

Markasta Haweentaada La wadaag Waxyaabaha Farxada Leh Ee Aad Aragto si ay haweentaadu ay kuula qeeybsato Waxyaabaha Farxada Leh Ee aad la kulantay.


Sii farxad Dhameeystiran oo Xaaskaaga u ogoloow si iskeed ah in ay go’aan uga qaadato Waxyaabaha Muhiimka u ah guriga, Sida :-

Waxa markaasi lagarsanayo, Waxa suuqa laga soo gado, Shoobinka Noociisa, Dooqa dharka iyo waxyaabo badan .

Eryada wanaagsan waxa ay Markasta Qalbiga Xaaskaaga ay ka dhigaan mid daris la noqoto farxad Joogto Ah erayadaasi waxaa kamid ah :-

Qalanjo, qalbi, xabiibi, Xayaati, Xubi , Qalbiga u roon , maanka u roon, Sharfeey, Xaskeeygi aan jeclaayee , Abaayo,

iyo erayo kale oo aad u badan taasi oo aan halkan ku soo koobi karin Fadaln Xaaskaaga ka ilaali erayada Xun Xun sida , Naayaa , yareey, hiblaayo, erayadaasi waxa ay dhaawac u geeysan karaan xaaskaaga.

ugu danbeeytii waxaan kula dar daarmayaa Akhristaha Xaaslaha ah in uu markasta farxad kula noolaado Xaaskiisa Farxadaasi oo keeni karta Insha Allah bash bash iyo Barwaaqo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment