Bulsha:- Waxaa ay ogaadeen cilmibaariyaal oo reer galbeed ah in hurdada badan dumarka ay kacsigooda ku kordhayo 14% waxay sheegeen naagaha la qabo
dhalinyarada ah marka ay seexdaan habeenkii hurdo ku filan oo ay si fiican nastaan inuu siyaadayo kacsigooda rabitaanka galmada xaggooda uu
badanayo, saacad kasta ku siyaada hurdada haweenka waxay wadataa kacsi siyaado ah, waxaa la sheegay in daraasadan lagu tijaabiyay 171 naag oo la
qabo waxay socotay labo toddobaad oo dhan, markii la weyddiiyay xaalkooda naagaha huday ayaa ka dareen badnaa kuwa aan hurdin saacado badan,
kuwa hurday rabitaankooda wuxuu siyaaday 14% waxaa la sheegay kacsigooda gudaha cambarka inuu aad u sarreeyay marka loo eego kuwa aan sida la rabay u hurdin
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment