Bulsha:- Hadaan nahay bahda shabaka bulsha.com waxaan hambalyo iyo boogaadin u diraynaa fanaanada qaaliga ah ee sida weyn loo jecelyahay ee Hodon Cabdiraxmaandheere iyo seygeeda Alfanaan MaxamedAlta oo wiil ugu dhashay magaalada minneapolis
Fanaanadaan ayaa markay umushay durbaba sawirada Video Ga cunuga soo galisay boogeeda Facebook-ga si ay farxada ula wadaagto taageerayaasheeda. Wiilkaan ayaa soo bixiyay Dalmar waxaana loogu magac daray fanaanka weyn Dalmar Yare kaasoo ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee qabta ee dhabta saara cunugaan yar markuu dhashay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom



Blogger Comment
Facebook Comment