Bulsha:- Nin udhasha wadanka kuuba oo kamid ah wadamada laatiin Ameerika ayaa sheegay in uu ku soo islaamay sifaadka wanaagsan ee soomaalida waxaan arkay soomaali waan lasheekeestay waxaan isoo jiitay hab dhaqankooda iyo isjeceelka soomaalida sidaa ayaana igu qasabtay in aan ku biiro diinta wanaagsan ee islaamka.
Ayuu yiri maxamed oo dhawaan qaatay diinta islaamka.
GUJI HALKAAN EE DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment