FULL VIDEO: ku ciyaaridii Quraanka ee Fanaaniinta oo dhamaystiran iyo Cuulimo sheekh Umal u horeeyo oo ku dhagan

Bulsha:- indhawaalaba waxaa haysatay bara bulshadu ku kuanto Tartan loogu magadaray Tartanka quraan akhrinta fanaaniinta somaliyeed iyadoo culimo awdiinku meel adag ka istaageen kuna tilmaameen inay tahay arintani jees jees.


Muuqalkan waxaa lagu soo koobay dhamaan fanaaniintii ka qayb qaatay quran akhrintan intii aan ka gaadhnay waxaana falanqaynaya culimo soomaliyeed hos ka Daawo sida ay quranka u akhrinayaan iyo waxa ay culimadu ka yidhaahdeen.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment