Bulsha:- Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Dabaal Dega Sanad Guurada 38aad Ee Ka Soo Wareegtay Wakhtigii Ay Faransiiska Xoriyada Ka Qaateen .
Dabaal degga ayaa saaka ka bilaabmay fagaare ku yaala magaalada Djibouti, waxaana gaardis ku soo maray Qaybaha kala duwan ee ciidamada Djibouti, iyadoo ay daawanayeen dadwayne badan iyo masuuliyiinta dalkaasi oo uu hurmuud u yahay madaxwaynaha Jamhuuriyadda Ismaaciil Cumar Geele
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment