Dowladda oo Sheegtay inay isu diyaarisay ka hortagga Qaraxyada Bisha ramadaan (VIDEO)

Bulsha:- Uuruka Al Shabaab ayaa ku dhawaaqay inay kordhinayaan howlgallada aya ka wadaan dalka Soomaaliya iyo dalalka Deriska la ah, Dowladda Soomaaliya ayaa iyadana dhankeeda ka sheegtay inay ciidamo gooni ah u diyaarisay ka hortagga qaraxyadda ay Al Shabaab la damacsantahay inay ka gaysato magaalada Muqdisho.

Al Shabaab ayaa waxaa lagu yaqaan inay kordhiso sanadwalba weerarada qaraxyada bisha barakaysan ee ramadaan ay ka gaystaan dalka Soomaaliya, Shalay ayay ahayd markii afar ka tirsan mintidiinta Al Shabaab ay weerar ku qaadeen Xarunta uu ka socdo Shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment