Daawo Sawirada:- Alshabaab Oo saxaafada usoo dirtay Sawirada gawari ay dowlada ka qabsatay

Bulsha:-  Maleeshiyada Shabaab ayaa saxaafada usoo dirtay Muuqaalada gawaari ay dowlada uga qabsatay deegaano ka mid ah Sh.dhexe halkaasi oo habeen hore ay usoo guureeyeen ka dibna qabsadeen.

Dagaalyahandii Shabaab ee Gaadiidkan xooga kusoo qabsaday Sh.dhexe ayaa waxa ay la gaareen Deegaanka ceelbaraf oo ay ku soo bandhigeen Muuqaalada gawaaridii ay soo qabsadeen.











_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment