Bulsha:- Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday dalka Mareykanka kadib markii muwaadin dalkaasi u dhashay uu jirkiisa gaar ahaan maqaarkiisa ku sameeyay bedel.
Wargeysyada Caalamka ayaa qoray in ruuxaasi oo lagu magacaabo Meykal uu dhaqaale dhan 11,000 dollar ku bixiyay sidii isbedel loogu sameyn lahaa maqaarka jirkiisa waxa ayna qoreen in hagaajinta jirkiisa ay qaadatay muddo 9-saacadood oo xiriir ah.
Meykal waxa uu jirkiisa u sameeyay sida qaaradaha caalamka oo kale, waxa uuna u jeedkiisu ku sheegay in caalamka uu kusoo biiriyo fakir cusub ama dhaqan ku suuragalinaayo in jirkaada aad ku sameyso waxa aad jeceshahay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment