DAAWO: Sidii Loo Toogtay Ninkii Weerarka ka Gaystay Dalka Tuuniisiya (VIDEO)

Bulsha:- Ninkan oo Magaciisa lagu sheegay Sayf Al-Din Al-Rizgi ayaa la sheegay in uu xiriir la lahaa Ururka Daacish oo ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Weerarkan ayaa ahaa kii ugu dhiiga badnaa ee ka dhaca Taariiqda dhow ee dalka Tuuniisiya, kaasi oo lagu diley 38 ruux oo dalxiisayaal ah iyo intaasi in la’eg oo goobta ku dhaawacmay.





Ururka Daacish ayaa soo bandhigtey muuqaal sawir ah oo lagu sheegay in qofka fuliyey weerarka uu ahaa 23-jir ka tirsan urur kooda ee ugu sugnaa dalka Tuuniisiya.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment